Qoysas danyar ah ku nool Baydhabo Oo La gaarsiiyey Raashiin ay ku Afuraan.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Bisha Ramadaan gebagebadeeda lagu gudo jiro hadana waxaa jira qoysas badan oo aan heysanin wax ay ku Afuraan gaar ahaan qoysaska degan Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Baydhabo.

Ururka Horumarinta Dhalinyarada Kaalmo ayaa maalin walba sameeya Barnaamijka Afuri Walaalkaaga Sooman iyagoo Bulshada ku nool dalka iyo dibadiisa ka soo aruuriya qarashaadka ay ku afuriyaan dadkaas si loo Caawiyo dadkaas dhibaateysan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here