Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan Raashiinka ah Oo isugu jirtay Bur, Bariis Baasto, iyo Saliid, ayaa la gaarsiiyay in kabadan Laba kun Oo Qoys danyar ah oo saameysay Abaarta Ka jirta Dalka, kuwaasi oo nolol u soo raadsaday Magaalada Baydhabo
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady