Qoysas Dan yar ah Oo Raashin Afurin ah loogu Qeybiyay Baydhabo

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masijka jaamaca ee Magaalada Baydhabo ayaa sanad walba marka la gaara Bisha Ramadaan waxaa lagu Afuriyaa dad danyar ah oo isuga jira naafo waayeelo haween iyo kuwa kaloo oo badan waxaana afurintaasi ee loo sameeya masaakinta baxsadey walaalo muxsinin ah ee ku kala nool dalka banankiisa iyo gudahiisaba ayigoona u soo wakiisha gudiga masijka si ay u gaarsiyaan dadka masaakiinta ah.

Bashiir Habashow oo ka mid ah Gudiga Maamulka Masij Jaamaca Ee Magalada Baydhabo ayaa Faafaxin Ka Bixiyey Sida ay u bilaaween Afurinta Dadka Masaakiinta ah asigoona sharaxaad ka bixiyey dadka muxsininta ah ee soo baxsadey.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maallnyg Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here