Qoysas Barakacyaal ah Oo Dalbaday in Gargaar Deg deg ah Lala soo Gaaro.

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dad fara badan oo Barakacyaal ah oo ku nool kaamka Faanoole oo ku yaalo duleedka Magalada Baydhabo ayaa heysta Daruufo kala duwan oo dhanka nolosha ah, dadkani oo ay ka soo tageen degaanadooda siyaabo kala duwan ayaa waxa ay xeredaan  degan yihiin ku dhawaada afarsano .

Warbixintan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here