Qoysas Barakacayaal ku nool Gaalkacyo Oo dhul lagu wareejiyey.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Mudug Ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa uu Deegaan ku wareejiyey Dadka Barakacayaasha ah ee ku Dhaqan Goblka Mudug gaar ahaana Magaalada Gaalkacyo

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdinasir Cabdulqaadir Cabdule ayaa Shegey in Dhulka lagu wareejiyey Dadka Barakacayaasha ah ay lahaan doonaan loogana baahan yahay in ay ilaalsadaan Dhulkaasi

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here