Qoysas Barakacayaal Cusub soo gaarey Baydhabo Oo dalbanaya in La Caawiyo.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barakacayaashan Cusub ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Degmooyinka Waajid iyo Rabdhuure Oo ka tirsan Gobolka Bokool iyo Deegaana ka tirsan Gobolka Baay kuwaas oo siyaaba kala duwan uga soo barakaceen oo ay kow ka tahay Daruufo dhanka nolosha ah iyagoo Baydhabo u soo raadsaday Nolol midi hore dhaanta.

Qaar ka mid ah Dadkaas Barakacayaasha ah oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxay ka hadleen baahiyaadka ay qabaan ay ka mid tahay Hoy ay degaansadaan maadaama ay Cusub yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here