Qoysas Barakacayaal ah Oo Ku Nool Kaamka Malabley Ee Magaalada Baydhabo Oo Biyo Dhaamin Loo Sameeyey.

0
388

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo Qaar kood aan u Dhaweyn Ceel Biyood ayaa Waxaa Intooda Badan Saameyn Ku Yeeshey Biyo Yeraanta Ka Jirta Goobaha ay Degan Yihin.

Kaamka Malabley Oo ay Ku Nool Yihin Bulsho Fara Badan Oo aan Intooda Badan aan Heleynin Biyo Iyo Baad Ku Filan ayaa Waxaa Biyo Dhaamin u Sameeyey Gudoomiyaha Dhalinyarada Ee Gobolka Baay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here