Qoysas Barakacayaal ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyay Degmada Balcad.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka Badan 5 kun oo Qoys ee ka Soo Barakacey Fatahaadaha Wabigga Shabelle oo uu Ka Geystey Degaanada u Dhow Degmada Balcad Ee Gobolka SHablellaha Dhaxe ayaaa gudaha Degmada Waxaa Looga Qeebiyey Gar gaar ay Soo Gaarsiisey Hay’adda Sodma oo Kaashaneysa Dowlada Ruushka.

Gudoomiyaha Degmada Iyo Agaasimaha Waaxda Gargaarka Hay’adda ayaa Goob joog ka ahaa Goobta ay lagu Qeybinaayey Gargaarka Ayidoona ay ka Faa’iidsten Bulshada Danta Yare e Barakaca Ku ah Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here