Qoysas baahi gaarka ah qaba Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Degmada Baraawe

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee Sodma ayaa 750 qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka ugu qeybisay Degmada Baraawe ee gobalka Shabeellada Hoose.

Qoysaska gargaarkaan ka faa’iideeystay ayaa iskugu jiray barakacyaal, naafo iyo dad danyar ah, goobta lagu qeybinayey mucaawinadaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka SoDMA ,Guddoomiyaha degmada Baraawe , ku xigeenkiisa dhanka amniga Ismaaciil Abdullaahi Jaadane iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here