Qoys wiilkooda ku xanuunsan Baydhabo Oo Codsaday in la soo caawiyo.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Abshir Hassan Muzamil oo ah Wiil dhalinyara ah wax ku bartey Magaalada Baydhabo balse hada la xanuunsan Cudurka Dhimirka kadib markii noloshiis ay soo food saartey duruufo heer uu gaarey isla hadlo maadaama qoska reerkiisa ay yihiin kuwa danyar ah aysan awoodin in Abshir siin kareen wixii uu baahnaa

Qoyska Abshir ayaa hada laba xaaladood oo aad u adag kulansadeen oo ah hardanka qudul duruuriga Guriga iyo Xanuunkiisa aysan awoodin in ay daawada hada u baahan yahay u soo iibiyaan taasina waxay noqotey mid qoyska murugo iyo wel wel ku reebtey

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here