Qoys la dhiban xanuunka gabadhooda oo codsadey in la caawiyo.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Falxado Xasan Maxamed waxay jirtaa hal sano iyo shan biloow sidaad da’deeda aad ka ogaan kartid waa gabar yar, hadana waxay la nooshahay qadarta alle waxaa afka kaga soo baxay boro sidey noo sheegeen waalidkeeda taasi oo ku adag cunista, cabista, jiifka maalintii iyo habeenkii.

Maxamed Yare Cabdikariin oo ah awoowaha gabartaan xanuunsan ayaa sheegay in dhaqatiirta ay u shegeen in dalka waxba looga qaban karin loo baahan yahay in loo qaado dalka dibadiisa taasina manta awoodin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here