Qoys Aroos cusub ah oo qado Qur’aan aqris iyo duco ah u sameeyay Carruur agooman ah Oo dhigta Madarsada Al-Raxma ee Baydhabo.

0
300

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madersada Al-raxma oo ka mid ah madaarista wax lagu baro carruurta agoomanta ah iyo kuwa danta yare ee ku nool kaamka xanaano 2 ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo sameeyay quraac iyo qado taasi oo ay soo baxsadeen Cabdimaalik Muuse Cabdulaahi Cusmaan Iyo Najma Cabdulaahi Cali “Atoosh” oo ah qoys cusub oo dhawaan guurkooda dhacay taasi oo ay ugu tala galeen in loo aqriyo Qur’aan si Alle qoyskooda u barakeeyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here