Qoyas danyar ah Oo la gaarsiiyay Teendhooyin iyo maacuun kala duwan

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Barakacyaasha iyo qaxootiga Jubbaland ayaa dadka danyarta ah ee ku nool deegaanka Buulo-gaduud gaarsiisay Teendhooyin iyo maacuun kala duwan.

Deeqda la garsii dadkan danyarta ah aya waxaa soo dhibay ururka iskaashiga islaamka waxaana loo soo wakiishay Hay’adda Barakacyaasha iyo qaxootiga Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here