Qorshaha Istaraatijiyada Xalinta Khilaafaadka 5-ta sano soo socota Jubbaland Oo Laga Dahfuray Kismaayo.

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qorshaha Istaraajiyada xalinta Khilaafaadka 5-ta sano soo socoto ee Jubaland ayaa loogu tala galay Sidii loo Xaqiijin lahaa joojinta waxkasta oo keeni kara Khilaaf ka dhax dhaca Bulshada dhaxdeeda ah iyadoona ay gar wadeen ka tahay Wasaarada Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubaland.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Odayaasha dhaqanka iyo qeyb kale ee Bulshada Magaalada Kismaayo si ay wax badan uga ogaadaan Qorshaha istaraatijiyadda ee lagu hawl gali doono sanadaha 2024-2029 kaas oo noqonaya midii ugu horeysay oo ay Jubbaland yeelato.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here