Qorshaha dib uheshiisiinta Beelaha ku dagaalamay Degmada Warshekh Oo La Dah-furey

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo ilaaliyo nabad ku wada noolashaha bulshada ku nool degmada warsheekh ee gobolka shabeelada dhaxe iyo degaano hoosyimaada ayaa wasarada arimaha gudaha ee dowlada goboleedka hirshabeelle waxaa ay degmada warsheekh ka daahfurtey qorsha xooleedka dib u heshiisiinta bulshada ku nool degmada warsheekh iyo degaanada ku dhow dhow.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here