Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Barawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu qabatey Shirka Ka tashiga qorshaha horumarinta Degmada Baraawe oo daahfuray dhowaan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS.
Kulanka latashagiga ah waxaa ka qeyb-galay Maamulka Degmada,Odeyaasha dhaqanka, Gudomiye xaafadeedyada, iyo Marti sharaf kale, iyago gudbiyay Baahiyaha Magaalada sida dhismaha Wadooyinka,Horumarinta Caafimaadka, Waxbarashada, iyo horumarinta kaabayasha dhaqaalaha.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday