QM Oo Sheegtay in dad ku dhow 7 Milyan Oo abaarta saameysay ay u baahan yihiin Gar gaar Bini’aadannimo.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xilli-roobaadkii afraad oo is xiga ayaan si waafi ah uga di’in Sooomaaliya gaar ahaan deegaanada koonfur galbeed.Gaajo, cudurro iyo barakac ba’an oo ka dhashay ayaana sababay in dalku galo xaalad adag oo macluul qarka u saaran.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here