Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii ay Yaraadeen Beerihii khudaarta looga keeni jirey Suuqyada Qudaarta Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dareemaya Sare u kac dhanka Qiimaha khudaarta ah.
Khudaarta Nocyadeeda kala Duwan ayaa lagu iibsan jirey Qiimo ka Hoose kan hada lagu iibiyo oo ah Qiimo aad u sareeya, kaas oo Sidookale keenaya Gawaarida qudaarta geeya suuqa oo ku dhiban Wadooyinka.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday