Qiimo Koror Ku yimid Lacagta Lagu Raaco Gaadiidka Bajaajta Magaalada Baydhabo.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda gaadiidka circka iyo dhuulka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya amar ay maalin ka hor soo saartay ku mamnuucday in gaadiidka loo yaqaano Bajaajka lagu raaco dadka xad dhaafka ah gaar ahaan labada dhinac ee daraawalka taasi oo ay ku sheegtay in ay tahay wax sharci daro ah.

Taasi oo ay jirto ayaa Wadiyaasha Bajaajleyda Magaalada Baydhabo ayaa waxay bilaween in lacagta lagu raaco Bajaajta ay halkii qof ay ka dhigaan $0.5 oo u dhiganta 13 kun Sh/soomaali ah taasi oo sameysay shacabka ku nool magaalada Baydhabo.
Ugu horeyn daraawalada mooto Bajaajta ayaa ka hadlay sida ay u arkaan amarka ka soo baxay wasaaradda gaadiidka KGS.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here