Qiimeyn Lagu sameeyay khasaaraha ka dhashay Suuqii dharka la gubay Degmada Luuq.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiintan oo isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka DFS iyo sidoo kale Golaha Wakiilada Dowlad goboledka jubbaland, maamulka Degmada Luuq Saraakiil katirsan Ciidamada Xooga dalka oo qayb ka ahaa wafdigii Nabadaynta u jogay Degmada Luuq ee gobolka gedo ayaa kormeer kusaabsan qiimeyn iyo u kuur galid waxa ay kutagen kaamka barakacayasha Naf iyo Maal oo ay ku noolaayeen in kabadan 500 oo qoys kuwaasi oo ka mid ah goobaha Dabka la qabadsiiyay

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here