Qiimaha Qaraha lagu kala iibsado Magaalada Xudur oo kor u kacay.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqyada Degmada Xudur waxaa ka jira isbedel Dhanka Qiimaha Qudaarta ah iyadoo Degmada Xudur ay ka mid tahay Degmooyinka uu saameeyey Fatahaadii ka dhacay Dalka Sanadkii hore .

Inta badan waxaa degmada Xudur Qudaarteeda ay ka imaadaa Gobolada kale sida Hiiraan oo ay Derisyihiin taasi oo inta badan keenisteeda ay dhib ku tahay ganacsatada Qudaarta ku iibisa Degmada Xudur.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here