Qiimaha Lakala Siisto Ukunta Suuqayda Magaalada Baydhabo Oo Kor U kacday

0
401

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ukunta Waxay Ka mid tahay Waxyaabaha aadka Soomaalida U Cunaaan Iyo Xanaaneyta Digaaga Ukuntaas ay dhasho Waxay Dadka Halkaas Ka Heleen Fursado Shaqo gaar ahaan Dumarka Oo Suuqa Keena Ukunta Kuwa u iibiya Si Jumlo ah Maqaayaha biibatooyinka iyo si tafaariiq ah U iibsadaan Dadka kale. Hadaba Sidee Dumarka Noloshadooda iyo Kan Reerkooda uga dibiraan waxaan booqanay Suuqa Sida gaarka ah Looga Iibiyo Ukuntaas si aan waxbadan u ogaano ayaan waxaan la sheekeysanay Ganacsiga Ukunta Faaida iyo Qasaaro waxay ku qabaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here