Qiimaha Lakala Siisto Caanaha Geela Ee Magaalada Baydhabo Oo Sara U Kac Laga Dareemayo.

0
455

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobaadyadii u dambeeyay waxaa sare u kacay qiimaha caanaha Geela ee suuqyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay taasi oo ay saameysay Bulshada qeybaheeda kala duwan, Maadaama Xiliyadii hore ay caanaha Geela qiimahooda uu ahaa mid iska sahalan.

Hada ayaa Galaaskii caanaha Wuxuu jogaa sodon kun Shilin soomaliga ah, halka Markii hore uu joogay galaaska caanaha Tobon iyo shan ilaa iyo labaatan kun oo shilin soomali ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here