Qiimaha Lakala siisto Bardhada suuqyada Baydhabo Oo Hoos udhac ku yimid

0
400

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Suuqyada Magaalada Baydhabo waxaa hoos udhaca ku yimid qiimaha qudaarta waxaana ganacsatada iibisa ay ka keenaan dalka deriska nahay ee Itoobiya waxaana khudaartaas ka mid ah baradhada iyo basasha waxaana ay qaar kamid ah ganacsatadaasi Radio Arlaadi ugu warameen sida ay tahay qiimaha suuqa ee xiligan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here