Qiimaha lagu iibsado Yaanyada Gudaha Magaalada Baydhabo Oo Kor u kacday.

0
226

Dhowrkii Todobaad ee lasoo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Baydhabo Laga dareemayay Suuqyada Khudaarta Lagu iibiyo Kor u kac qiimaha la kala siisto Yaanyada,Iyadoona maalmo gooban  guud ahaan ba  lawaayay ayaa Waxaa Loo sababeyay Khudaarta ka imaan jirtey Shabeelaha Hoose oo Yaraatey maadama Jidka u dhaxeeya Baydhabo iyo Xamar ay ka go,dey Buunda Wadadaan Laf dhabar u ahayd. Dhanka kale Magaalada Baydhabo ayaa Ayadana Kasoo Go,da Beeraha ka baxa Khudaar kala duwan oo ay Yaanyada kamid tahay Balse ma ahan mid Baaxada Bulshada Magaalada Ku nool Ku filan taas ayaan keentay in wixii Khudaarta Baydhabo kasoo go,da mararka qaar qiimaheeda kor u kacda. Hadaba Magaalada Baydhabo ayaa Hada qiimaha Khudaarta gaar ahaan yaanyada Ayaa waxa ay joogtaa jiraagankeeda Wuxuu jooga 270kun oo shilang soomaliya ah markeedi horana waxey aheyd 130 ilaa iyo 80kun oo shilag soomaliya ah.

Warkan Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here