Qiimaha lagu iibiyo Macmacaanka Oo Sare u kacay Diyaar Garowga Ciidul Fitriga Awgii.

0
550

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhaqanka Islaamka ay Soomaalidu Ku jirta ayaa ah Dad U badan Maalinta Ciida Isticmaalka Cunada Mac macaanka Sida Buskudka Xalwada IWM Waxaa Maalmaha Soo dhow Ciida waxaa aad U Mashquula Goobaha Ganacsiga Lagu iibiyo Macmacaanka Ama Lagu Dubo Sida Foornooyinka Kuwa Waxaa Soo Dalbada Bulshada kuwa Biibatooyinka Ka iibsada Ayaguna Dadka kasii iibiya balse Sanadkaan Waxaa Kordhay Qiimihii Lagu Dubi jirey Cunada Macmacaanka Foornooyinka.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here