Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalimaha Ciida Waxaa Korora Fursadaha Ganacsi ee Macmacaanka oo dadka ka ganacsada ay ka faa,ideystaan, waxaana goobahaasi ka mid ah Foornooyinka lagu dubo waxyaabaha Macmacaanka ah ee la cuno iyo goobaha lagu iibiyaba.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi