Qiimaha La kala Siisan jiray Caanaha Geella Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo Sara U Kacay.

0
378

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isticmaalka Caanaha Geella Boqolkiiba Waa 90% Haba ugu badnaatee Bisha Ramadaan, Subax Walba Waxaa Magaalada Baydhabo Soo gala Haween Badan Oo Wada Dhiisha Caanaha Dadka ayaana Suga Hooyooyinkaas Caanaha Magaalada Keena Si ay uga Gataan,Hada Caanihii Qaali ayay Noqdeen Waxaana Yaraaday Dadkii Keeni Jiray iyo intii Magaalada La soo Gelin jirey Waxaana Sabab U ah Roobabka Kada,ay Dalka Wadooyinka Dhiiqa Ka dhigay Maadama Dadka Baadiyaha Caanaha Ka keena aysan Heysan Gaadiid Ay Caanahaas Kusoo Qaataan Maadama Noloshooda Ku Maareyn Jireen.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here