Qiimaha La iibiyo Jaakadaha Dhaxanta Oo Qaaliyoobay Xili Roobaadka Awgii.

0
528

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Jaakada Waa Qeyb ka mid ah Dharka la isticmaalo Xiliyada Qaboobaha Si Jirka Looga Difaaco Qabowga ku dhaca. Hada oo lagu jiro Xiligii Xagaga Somaaliya Waxaa Ka da,ayaa Roobab Dabeelo Wataan oo jira Qabow aad u daran taasi oo sare u qaaday Qiimihii lagu Kala Iibsanaayay Jakada Magalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here