Qiimaha Dahabka Oo sicir barar uu ku yimid Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa maalmahan waxaa ka jira Qiima koror ku yimid Dahabka Noocyadiisa kala duwan, kuwaas oo saameyn ku yeeshey Ganacsatada iyo Bulshada iibsata.

Qaar kamid ah Dahableyda Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa wax ka weydiiney waxaa keenay sare u kaca Dahabka waxayna Faafahin ka bixiyey Sida uu yahay Ganacasigooda Waqtigaan.

Warkung waliba nig haayte Maring Maallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here