Qiimaha Caanaha Geela ee Magaalada Baydhabo Oo Sare u Kacay.

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo Lagu Guda jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaan ayaa Waxaa Si aad Ah Sara Kaca Looga Dareemooyaa Caanaha Geela Ee Suuqyada Magalada Baydhabo Taasi Oo Qeyb Ka ah Waxyaabaha Sida Aadka ah Loo Isticmaala Bisha Ramadaan Ayaa Galaasi Caanaha Geela ah Uu Hada Joogo Todobaatan Iyo Sideed Kun Oo Shilin Soomali ah Una Dhiganta Seddax Doolar Halka Markii Hore Galaadka Caanaha Uu ahaa Afartan Kun Oo Shilin Soomali ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here