Qiimaha ay ku xajin doonaan sanadkan Xujeyda Soomaaliyeed Oo La Shaaciyey.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024.

Qoraal ku socday Shirkadaha fuliya adeegga xajka ayaa lagu wargaliyay in qiimaha xajka ee sanadkaan uu noqon doono 4430 doolarka Mareykanka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here