Qiimaha Alaabta Electoronikada Magaalada Baydhabo Oo Laga Dareemaya Isbadel.

0
417

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Goobaha  lagu Iibiyo Allabta elecronikada Baydhbao Ayaa waxaa ka socdaa Isbadelo Dhinaac qiimaha taan iyo  Cudurka Karoona.

Waxaa  La wayey Dadkii iibsnayey Mobiilada iyo Qalabka Kale sabab la xirira Lacgataa oo Noqotay Mid aan loo Dhawaan karin.

Warkan waxaa inoo haya Bishar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here