Qiima koror ku yimid Doomaha loogu gudbo deegaanada ku hareereysan Webiga Shabeele.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo xiliyadii la soo dhaafey qeybo ka mid gobolka shabeelaha dhaxe ay ka da’een roobab ayaa qaar ka mid ah deegaanada ku Hareereysan wabiga shabelle Bulshada ku nool waxaa saameyn kala duwan ku yeeshey roobab taasina keentey in shacabka ay u wareegaan raacida doomamaka maadama aan inta badan shaqeynin gawaaridii la raaci jirey.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here