Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka guud Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ka soo baxayaan Faah-faahino la xiriira dhanka iyo dhibaatooyinka Adeegyada Caafimaadka ee heysta Bulshada Magaalada, kuwaas oo Bulshadu horey isbitaalka uga heli jireen si lacag la’aan.
Maamulka Isbitaalka guud Magaalada Gaakacyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay sii kordheen dhibaatooyin la-Xariira dhinaca Adeegyadii Caafimaadka oo Isbitaalku bixin jiray.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed OdayÂ