Qeyb Lagu barto Culuumta Islaamka Oo Lagu kordhiyay Machadka Al-kownayn Magaalada Baydhabo.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Machadka AL-kownayn ee Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo Kordhiyey qeyb cusub oo lagu baran doona culuumta Islaamiga taasi oo ardeyda Machadka ay ka faa’iideysan donaan.

Munaasabada lagu daahfuraayey qeybta cusub ayaa waxaa ka soo qeyb Galey waaladiinta ardeyda,maamulka iyo mallimiin iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here