Qeyb Cusub oo Baraatikada Kombiyuutarka Oo Lagu soo kordhiyey Iskuulka Al-Qamar.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Machadka Al Qamar ee Magaalada Baydhabo, laguna barta Cilmiga Caafimaadka ayaa waxaa lagu soo kordhiyey qeybta laabka ITga oo qeyb ka Noqan doona Goob u muhiim ah Ardeyda Wax ka barta Macadka Al Qamar.

Waxaana Munaasabada lagu xarig jaraayey Xarunta Laabka ITga ka soo qeyb galey Maamulka iyo macalamiinta iyo qeybaha kala duwan ee ardeyda jecel barashada Caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here