Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu Xarig jaraayey Qeybta Cusub ee lagu Kordhiyey Isbitaalka Shifo ee Degmada Guriceel kuwaas oo kala ah Afka iyo Ilkaha oo dadka deegaanka markii hore meela kala u doonan jireen hadii ay daaweyn u baahdaan,Dah-furka ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Galmudug Maamulka Degmada iyo qeybaha kala Ee Bulshada Magaalada
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady