Qaxootiga ku nool Xerada Xagardheer Oo Ka tashanaya Dhismaha Wadooyinka burbursan

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Xerada Xagardheer iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Nool Xerada Oo uu Horkacaaya Gudoomiyaha Ganacasatada Xagardheer ayaa Isuga Yimi Kulan Looga Arinsanayey Wado Muhiim u ah Xerada Xagardheer Labadeeda Xaafadood, Halkaasi oo ay Bulshada Dhiibato Fara Badan Kala Kulmaan Xili Robaadka.

Waxaana Bulshada iyo Maamulkaba ay Wadaan Iskaashi ay ku Dhisaneyaan Wadadaan Si ay Uga Hortagaan Biyaha Fara Badan ee Fadhiista maadama uu soo dhowyahay waqti robaadka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here