Qaxooti Sooomaaliyeed cusub oo la dejiyay Xerada IFO 2 ee Kenya

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xerada qaxootiga ee Ifo 2 ayaa waxa la dajiyey qaxootiga ugu dambeeyay oo ku biirey xerada qaxootiga ee Dhadhaab, dadkan oo laga soo rarayey xarada Ifo 1 ayaa ku dhibaataysanaa in mudo ah xerada oo dul saar ku ahayeen qoysaskan oo la aqoon saday markii ugu horeysay oo la sheegay in la geeyey xaradii ugu wangasaneyd.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here