Qasaara Hantiyeed oo ka dhashay Dab ka kacay Suuqa weyn Magaalada Jowhar.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dab xooggan oo geystay khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay suuqa weyn ee degmada Jowhar waxaama qasaaro weyn uu u geystey Ganacsigii suuqaasi

Dadka degmada oo ka kala yimid xaafadaha Jowhar ayaa ku guuleystey in ay damiyaan dabkaasi oo mudo saacado ah dadka damintooda ay ku qaadatey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here