Qaramada Midoobay iyo KG Oo ka wada hadlay Xaalada Barakacayaasha

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu Hogaaminayay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arimaha Barakacyaasha ayaa Qeyb Ka ahaa Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Arimaha Bani’aadannimada.

Ujeedka Wafdigaan oo ahaa In ay Ka wada Hadlaan Arimaha Barakacyaasha Ayaa Inta uu Kulanka Socday Warbixin Ka Dhagaystay Madaxda Dowlada Koonfur Galbeed Taasoo La Xiriirtay Arimaha Xalka Waara iyo Dib U Dejinta ay Ku Guulaysatay Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo In ay U Samayso Dadka Barakacyaasha ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here