Qalabka Kalluumeysiga Oo La gaarsiiyey Iskaashatada Kalluumeysatada Degmada Baraawe.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qalabkan ayaa loogu Talagalay iskaashatooyinka kaluumeysatada ee ka shaqeeya Degmada Baraawe kuwaas isugu jira Tarmuushyo lagu rido Kalluunka Jaakado Dunta Tooashash iyo Shawaqa si ay uga shaqeystaan kuwa Xeebaha Baraawe jooga

Goobta qalabkaasi loogu wareejinayey Kalluumeysata ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Magaalada Baraawe Madax ku socotey Wasaarada Kalluumeysiga KG,iyadoona Mashruucan taageerosa Hay’adda SAREDO.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here