Qalab Xafiiseed oo Lagu Wareejiyay Gudoomiyaasha Degmooyinka Baydhabo iyo Berdaale.

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha KG ayaa maanta qalab xafiis ku wareejiyey Gudoomiyaasha Degmooyinka Baydhabo iyo Berdaale.

Qalabkaan ayaa loogu tala galay mid lagu shaqeenayo Bulshada Degmooyinka Bardaale Iyo Baydhabo,kaasi oo ay soo dalbabadeen Maamuladooda

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here