Qalab Loogu Talagalay Hooyada iyo dhalaanka Oo Lagu Wareejiyay isbataalka Mandera.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Marwada koowaad ee Ismaamulka mandheeera ayaa qalab loogu talagay hooyada iyo dhalaanka waxaa ay gaarsiisey isbitaalka weyn mandheera ee ismaamulka mandheera

Qalabkaan ayaa waxaa ay sheegeen Maamulka Isbitaalka Mandheera in ay baahi weyn u qabaan taasi oo ay uga Mahdiyeen Marwada koowaad ee Ismaamulka mandheeera Marwo madiina Cali Isxaaq

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here