Qalab Looga maarmi karo dhuxusha iyo Gaaska Oo Lagu soo bandhigay Cadaado.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Engneer Cabdiweli Nuur Xalanay waxaa uu kamid yahay garaashleyda wax ku sameysa degmada Cadaado gobolka Galgaduud, Cabdiweli ayaa waxaa uu soo saaray burjikooyinka lagu karsado raashiin kaasi oo gacantiisa ku farsameeyay hal-abuurkeedana uu asiga leeyahay.

Burjikadaan ayaa looga maarmi doonaa in lagu isticmaalo dhuxusha ama geedaha kale sida uu sheegay Engneer Cabdiweli Nuur in jikadaani kaliya isticmaalkeeda ama si wax loogu karsado loo isticmaali doonaa oliyada laga bedelo gaadiidka kala duwan taasi oo keeni karin wax dhibaato ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here