Qalab iyo Daawo Caafimaad Oo la gaarsiiyey Isbitaalada Deegaanka Tawakal.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qalabkan iyo Daawoyinka Caafimaad ee la soo gaarsiiyey Deegaanka Tawakal Ee Degmada Afgooye ayaa ahaa mid ay baahi badan u qabeen Xaruumaha Caafimaad ee ka jira Deegaankaasi, waxaana gaarsiiyey Hey’adda Gedo waxaana Gudoomey Maamulka Deegaanka Tawakal.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here