Qalab iyo abuur Oo loo qeybiyay beeraleyda Degmada Buurdhuubo.

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waraabka beeraha soomaliya oo kaashaneysa wasarada Beeraha iyo waraabka Maamulka Jubaland ayaa Degmada Buurdhuuba ka Bixisey Abuur Looga talagaley dadkii ay Waxyeeleysey fatahaadii ku dhufatey guud ahaan Soomaliya Taasi Oo Saameysey Guud ahaan Beeraleyda Degmada Buurdhuube.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here