Qalab iyo abuur Oo loo qeybiyay beeraleyda deeganno ka tirsan Gobalka Maroodi jeex

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo maalmihii la soo dhaafey Maamulka Soomaaliland uu xooga saaraayey Taageerida Waxsoosaarka beraha ayaa Wasaaradda horumarinta Beeraha maamulka Soomaaliland oo kaa shaneysa Mashruuca Barwaaqo ayaa agabka beeraha gaadhsiisay Beeralayda Libisagaale ee gobolka Maroodi-jeex

Agabkaan ayaa waxa badan ka bedeli doono wax soosaarka Beeraha waxaana beeraleyda ay uga faa’ideysan doonaan in ay kordhiyaan wax soosaarka iyo sidii ay ugu dhiiran lahaayeen beeraha

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here