Qabashada Tartanka Ciyaaraha Gobolada Pundland Oo lagu dhawaaqey.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL Abdirahman Aydid Ibrahim oo ay weheliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hodan Saciid iyo agaasimaha guud wasarada Jama Hassan Abdille ayaa shir jar’aad uu ku qabtay xafiiskiisa ku dhawaaqay qabashada koobka 9aad ee kubadda cagta Puntland kaas oo furmaayo 01,September, 2023 iyadoo laga daah furaayo magaalo madaxda gobolka mudug ee Gaalkacayo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here